Responsive Advertisement


Shekada 1aad: waa sheeko cajiiba oo cibro qadasho leh oo kusabsan nin, xaaskiis iyo caruuraydhaleen. 




Waxa safar wada galay nin, xaaskiis iyo caruuraydhaleen intii ay jidka kusii jireen ayey waxay arkeen nin taagan wadada geeskeda aabihii ayaa su’aaalay waxuu yiri kumaad tahay waxow ugu jawaabay waxan ahay maal abihii ayaa kuyiri xaaskiisa iyo caruurtiisa kawarama hadaynu qaadano maalkaan si halhaleela ayey kudheheen haa! Inooqaad wayqaadeen.

 

Cabaar markey siisocdeen hadana waxay arkeen nin wadada agtaagay waxay hadana weydiiiyeen yaad tahay waxuu kuwarceliyay waxan ahay mansab marlabaad ayuu kuyiri xaskisa iyo caruurtisa kawarama hadaynuqaadano mansabkaan, waxaydheheen nooqaad maadaama oow inoo sahlayo waxbalbo oon ubaahanhay.

in yar kadib markii ay siisocdeen waxay lakulmeen shaqsi kale oo wadada dheneceeda taagan aabihiyaa sidii cadada eheed waxuu kuyiri kumaad tahay adnah, waxuu kuyiri waxaan ahya diintii halmar ayey kuwada dhawaaqeen caruurtii ninkiyoxaaskii kani waqtigeenii maaha waayo waxaanu dhaxmushaaxeena aduunyada iyo macaankeeda diintuna waxaynaga xarimaysaa waxayna noo dhigaysaa soohdin xalaal iyo xaaraan xijaab iyo xaj iyo waxyabakaloo badan, arinkaasna waa mid anaga nadhibeyso waqtigaan lakiin waxaa macquula inaan kusoolaabano kadib marka aan soofalaatno, oon kusooraxaysano aduunyadaan, aan gaariga kuwadano.

Weykatageen waxay iska sii wateen socdaalkoodii, sikadis ah ayey waxay ku arkeen nin meel isbaaro ah taagan oo waxbaaraya qayla dheer ayuu kuyiri kasoo dag gaariga ninkow waayo adiga waqtigaadii wuudhamaday ee diintii makuu saaarantahay gaariga, abihii ayaa kuyiri maya laakiin masaafo yar ayaan hada ugasootagyay ii ogolaaw inaan hada sooqaado hadii ay muhiintahay ninkii waxuu yiri macquulmaaha taas safarkaadiina wuu dhamaaday! abii ayaayiri lakiin waxaan wadaa xaaskaygii ubadkaygii maal iyo mansab intaba, ninkii ayaa kuyiri waxaas oodhan rabi subxaana watacalaa agtiisa waxba kaaga tarimaayaan kumana anfacayaa kaliya waxaa ku anficileheed diinta waadna kasootagtay.

Waayahee adiga kumaadtahay waxuu ugu jawaabay waxaan ahay malu kumood midkii badanaa aad mooganeed adiga, ee aanad xissabtaada kudarsan aabihii waxa uu eegay gaarigiisii misa waxaaba siiwaday xaaskiisii kana carartay asaga oo aykuraranyihiin maal, mansabba iyo ubadkiisiiba.

Sidaas ayuu asigana kudhamaaday waqtigiisii asaga oo shalaaynaya kanashalaaynaya sababta uudiintiisii usooqaadan waaya,  waqtigii ugubadan uugalinayay xaskisa caruurtiisa maalka iyo mansabka taasoo uu galinwaaya diinta oo anfacileheed maantay

Kulucda sheekadaaani waxaytah nolosheena waa mid gaaban ee aan kawada faa’iidaysano RABINA hanawaafajiyo dhanka suuban iyo diinteena waafaqsan asalka xigashada qoralka waa jaama keysi

mahadsanidiin




sheeko 2aad: sheeko kusabsan Labo wiil oo reer gobol iyo arrin qabsaday.







Labo wiil oo reer gobolahaa ayaa caasimada shaqo isoo doontay waxay raadiyeen guri raqiisa weysa waayeen waxayna Helen ugudambayntii labaqol oo kuyaala Dusha sare dabaqkakooban 60(lixdan biyaano),

gurigii ayay kiraysteen laakiin sharuudu waxaytaha in wiishka guriga laxiro 4 saac oo haminnimo, hadii aad soo daahdidna waa inaad jaranjarada kulugaysaa hamiinbay soodaaheen waxayna yimaadeen qasdhexe kadib liftigii oon shaqaynany

midbaa waxuu yiri hada maxan samaynaynaa kiikale waxu yiri waankoraynaa hadana waxuu dhahay ma lixdan biyaano ayaan korikaraynaa

waxu ugujawabay inaan bananka seexano waxaa nogaroon inan korno ugu dabbayntii waxay kuheshiiyeen inay 20ka(biyaano ee uguhorayso qosol iyo ciyaar kukoraan), 20ka(dhaxana sheeko dheer ay iskumaaweeliyaan), 20ka(dambana qiso murugoleh kasheekeeyaan) ,


sidiibaysameeyeen labatankii kowaad qosol iyo sheeko ayay ku koreen,  labatankii dhexana sheeko dheer ayey isku madadaaliyeen,

halka labatankii kalana ayagoo qiso murugo leh wada ayay Dusha sare gaareen 

markii aygareen byaanadii ay qolalkoda kuyaalen ayago aad moodo in jirkodi xubin walba ay jabantahay daal dartiis 

mid ayaa yiri wax makuu sheegaa kiikale ayaa yidhi haa soodaa qisadii murugada leheed waxkamurugo badan marabtaa inaad maqasho, 


mabajiraan waxkamurobadan od iisheegikartit ayuu yidhi kiikale ee soodaa,waxuu yidhi furayaashi qolalka hoos ayaan ugasotagay oon kusoo iloway yaadagayo oo soqadayo waaye su'aashu

kii inusuuxo ayuu kudhawada asago yidhi cidsoqadi karto male.

qisadaan waa tusaale uun hasayeeshee dabaqa kakoban 60 biyaano waa cimriga ama da'da.

20ka hore qosol, ciyaar, masuuliyad la aan iyo cibaadada rabigaa ood kamashquusho baykaaga dhamaanaysaa 

20ka dhexe shekodheer,guur, ubadgardaadin, iskuulgayn,kafikirida noloshooda, shaqoraadin  iyo wax yaabo lamida oo dheer ayaad galaysaa ilaa aad 40ka kagaartit, 

20ka dambe waa iska qiso murugo leh Aragii ayaa daciifaya. ilkihii ayaa dadanaya, sonkor iyo korostarol waakan, jilbaxanuun iyo dhabarkiiyoo qaloocday habasheegin. 

waxaadna ubaahantahay dhaqtar misajidkana xitaa tabaraad ku aado malihid oo waa itaalgabtay away furihii ayaad iswaydinaysaa iyo  in cibadadii Allatuugii aad dib igulaabatit.


masa suuro galayso intaad laabatit oo ad diintii mar labaadb soobaratit, dhaqamadii wanagsaneye ambiyadeena aad raacdid.sidoo kale rabigaada aadan iloowin ood kuxirnaatit fureheedii ma awoodeysid marki ad da'daas gaartit suuro galna ma'ahan. 


hadaba Dulucda iyo ujeedada sheekadaani waxa aytahay cimrigayna aan kawarqabno marxalad walbood kusuganaha aan rabigeena wehelka shigano noloshu markaas waa noo fududaanaysaa Ilahey hana wafajiyo

dhammaanteen tubta toosan xigashada asalka qoraalka waa sabriye muuse

mahadsanidiin 



shekada 3aad aabe, willow dhalay oo 1 jir ah iyo labanimo kale maxa kala qabsaday




waxay soo wada raaceen tareen aabe iyo willow dhalay oo15 jir ah wiilku waxa uu xigay dhinaca daaqada waxa uu eegayay ama fiirinayay wax walbuu arko waxuna madaxa kasaarayay daaqada asoo dhahaayo Alla aabe fiiri madaxayga sida ay hawadu usalaaxayso dabayshuna ay timahayga ubabinayso wuuw farxa aabihii.

laakiin waxa yaabanay labanin oo kursiga dambo fadhiya waxayna kayaabanaayeen ninkaan Wayn iyo ficilada caruurnimo ee uusamaynayo

markale ayuu tareen kii maray meel dhirbadan oo aad udoogbadan wiilkii ayaa kuqayliyay markale, alla aabe fiiri sida ay dhirtu uyaacayso bal hadaba eeg Meeshaas xayawaanka laguhayo Allah qurux badanaa maxuu yahay xayawaankaas, aabihii intuu madaxa ruxay ayuu dhoola cadeeyay asigoo wiilkiisa wax usharxaya.

xoogaa kadib sikadis ah ayaa roob isoo hooray ama isoo da'ay,  wiilkii gacantii ayuu daaqada kalabaxay asigoo udhigaya dhibcihii roobka gacantiisii dhahayana, aabe eeg dhibcihii roobka waxa ayku dhacayaan gacantayda.

labadii nin ayaa is hayn waaya ayagoo Caro kamuuqato oo xanaaqsan. markaasey waxay yiraahdeen warniyahow inankaadaan Wayn maad dhaqtar gaysid dhiman dhimanka u eg sidii caruurtiina uhadlaya  sicaafimaadkiisa loosoobaaro loona ogaado inuu ilmo yaha iyo inkale 


odaygii ayaa kuyiri hada ayaanka kanimid dhaqtar hadaba ma qiyaasikartaa odogas waxuu kuyiri nimankii oo ay lafajaceen,

waxuu kuyiri hada ayaankanimid dhaqtar oo Indhaha ayaa loosoojeexay  wiilkayga ama loosoo fiiqay Wana markii ugu horaysay oo uu wax arkayo noloshiiida taas ayaan keentay inuu had a waxii uu arko ituso, inawaydiiyo waxa ay yihiin maadaama owsan aqoon uleheen oo asoo arag la' uudhashay. 


nimankii aad ayay ufajaceen weyna kamurugoden waxay kudheheen raaligalin ayay siiyeen wiilkii iyo aabihiis, aYagoo kuleh raali ahaaw waxaan umalaynyna nin Wayn oo iska ciyaaraayo

Dulucda iyo ujeedada sheekadaani waxaytaha, malada xun marwalba waamalo xun! hadaba ogoow waxa kadambeeyo waxwalbod layaabto

Siday nimankaan u arkeen wiilkaan (Shan iyo toban jirka) ee markii ugu horaysay ulayabanayenaabihiisna ugu qayliyeen ayagoo niyadjabinaya kuna yiraahdeen dhaqtar geey sicafimadkiida loo baaro

haku kadsoomin wax walbood aragtay ilaa aad ka ogaatit sida xasdaa ee ay yihiin 

jamac kaysi ayaa soo diyariyay





Post a Comment

0 Comments