Responsive Advertisement

Ninkaan wadankiisa maqiyaamay  


Tareen isga gooshayay ingiriiska iyo faran siiska ayaa waxaa wada raacay ama ay isku kursi ahaa yeen gabar iyo wiil, 

wiilkii gabadhii ayuu layaabay sidey uwal walsan tahay indhaha utaagayso xaaladeedana uwanagsaneen markaasuu waxuu weydiiya maxaa kaa qaldan,

waxay tiri walaalow afkeenu waa isku amaano waxaan wadaa lacag kaban inta la ogolyaha inay dalka kabaxdo, 

marka arintaasaa ihaysatee maxaad igacaawinkartaa,ninkii waxuu kuyiri lacagta aad haysaa waa imisa,

waxaytiri waa toban kun(10000), waxuu dhahay shan kun iidhiib shanna adigu qaad waxaan kaagudbinayaa meesha leysku jeegareeyo oo boorsooyinka laguhubiyo,

aadbay ugufaraxday laakiin marka baritankii lamarayay ayuu qayliyay ninkii, uuna kudhawaaqay gabadhaan waxay wadaa lacag kotorobaan ah oo intiiloogu talagalay kabadan,

weynaxday wuxuuyiri waa tobankun lacagta shankuna borsadey ugujirtaa shankunna anay iidhiibtay oo watan gacantaankuhayaa,

markii horey shanta kun udhiibaysay  waxa aykubalameen inay ciwaankeeda faransiiska siiso kadibna lacagta u ukeeni doono

iskaankii ayaa lagu qabtay gabadhii saa waarun ninkii wuxuu yiri anigu dalkeyga inaan qiyaano marabo waa waajib wadaniyada iyo dalka inaan ilaaliyo,

maka sidaas ayan iidiinla socodsiiya boliiskii waxa aydheheen waad mahadsan taha wadanibatahay asagiina waa ladaayay, 

gabadhii lacagtii ayaa lagareebay ayadiina waa lasoofasaxay,  

maalin kadib ayuu ninkii gadhii adreesskeeda intaraacay  ayuu xaafada ugar garaacay waakafurtay,

saa waa ninkii qayaanay eebalanta ugabaxay markaasey waxay kutiri inkaarukudhacdee maxaad igasoodontay waa digii iqasaariye ninkii gabadhii shan iyo tobankun(15000) ayuu siiya waxuuna kuyiri tonakaadikun waatanahaa shantaan kun waa amaalmarin adigaa iskaleh,

waxaytiri war maxaad saas iigugashay wuxuu kuyi aniga boorsadeyda waaa kujirtay nus(.5)milyan marka si taydu ubadbaado ayaan adiga kugu baxar fakaday oon dareenkii booliska kugusojeyay si aan aniga ley qabanin,

marka lacagtiina waatan shantaan kuna amaalmarinaa iigu leedahay qisada kujirto sheekadaan waxa weyaan waxaa jira dad badan oo wadaniyad iyo wanaag sheeganayo laakiin aysan daacad kaeheen marka iska ilaaliya qofwalba oo wanaagsheega micnaheedu maaha inuu wanaagsanyaha 

waxaan kusoo gabagabaynaa hadaad aragteen xayawaanka simbiraha ugaarsada wuu gaatamaa wuu isdajiyaa waxuu iska dhigaa miskiin intaas kadib wuu kubodaa sidaas ayuuna ugataqalusa,

 marka hadalka wanaagsan haku hodmin mahadsanidiin 


Sheko cajiba islan wayela iyo nin xisaabiya ah 


Islaan waayeela ayaa karkeeda bankiga udhiibtay xisaabiye banki, waxa ayna kutiri waxaan rabaa inaan labaxo $10 dolar oo kaliya, 

Xisaabiyihii ayaa usheega inan$100 dolar wax kayar aan lagala bixikarin ATMKa bankiga,waxay weydiisa sababta,

waxuuna usheegay inaytahay shuruucda bankiga utaaala,
Islaantii dhor ilbiriqsi ayey aamustay waxayna kutiraahday
Karka lacagta kujirta oo dhan ii soosaar,

xisaabiyihii karkii wuu eegay wuuna yaabay, 

waxuu kuyiri akoonkaada  waxaaku jita lacag kudhaw 1milyan oo dolar bankigana lacag cadaana oo intaas la eg mataalo,

 si xushmad leh ayuu waxuu kuyiri hooyo fadlan dhowr cesho nasii si lacagtaada aankuugu diyaarino waliba sixusham leh ayaan kaaga codsanayaa ayuukuyiri,
Hooyadii waxay weydiisay waayahaye imisa ayaan helikaraa
Xisaabiyihii waxuukuyiri waxaad hilikartaa $10000 kun  oodolar,

Waxay ku tiri ii soosaas $10000ka kun islaan tii wayeelka eheed lacagtii ayey tirisat kadibna, waxayka jaratay $10 kii dolar

Shandadeeda ayey sitartiiba uguridatay, 

$9999kii kasoo haray $10000kii kun ayey ucilisay waxayna kutiri akoonkayga  dib iigu celi,

 waa sheeko yaab leh duluda qisada waxa aytahay,

 inaan sharci ku adkaan Karin hooyo waqtigeeda kusooqadatay xalinta qilaafaadka iyo maraynta nolosha hadaba adigu maxaad kafahantay shekadan.

Imtixankan oo kale hada lakulanto maku basilahed

waa ayaa nin oday ah  iyo xaaskiisa waxa ay aadeen baar kamida baararka magalada si ay  jawiga usoo badashaan,

markii aytageen baarkii ay door bideen oo ay kaxusheen baararka magaalada,

walagusoo dhaweeyay waxaa lookeenay liiska cuntoyinka ee loo keeno qofka cundadada dalbanayo,

odaygii wuu ku kad soomay liiska waayo dhamman cuntooyinka kuyaalo liiska waxa ay noqden  kuwo qaaliya,

intakadib xaaskisow eegay waxuu yiyri xaaajiyo talo farahay kabaxday,

 liiska noola keenay waxaan gadakarno oon lacagtooda haysano waxaa kajiro shaaha,

marka kawaran hadii aan shaaha iska cabno aana iskasheekeysano kadibna aan xaafadeena kulaabano, gabadhii waxay tiri bal itus,

liiskuu kuwareejiyay, wey eegtay liiska waxay tiri waxan jeclanlaha  cashadaan laakiin aadey qaali utahay, 

ee dhibmalaha shaaaha noo dalab shaahaan cabaynaa waan iskalaabanaynaa,

marka sheekadaas waxaa maqlaaya weytar ama kabalyeeri gadaashooda taagnaa, 

wuu uyimida kabalyerigii wuxuuyiri sodhawada maxaad xulateen oon idiin keenaa,waxay kudheheen shaah nookeen waxa uu hadana  kuyiri maxakalo adinkeenaa,

maya ayeydhehen shah kaliya noken, ninkii kabalyiga ahaay wuu baxay waxuu utagay ninkii haayay qasnada dhaqaalaha ee baarka wuxuu kuyiri labadas qof ee kursiga 12aad fadhiyo dalabkaan halasiiyo,

dalabku waa kii gabadhu aydhehay say cashadaan baan jecelahay laakiin waaqaali,

kabalyerigii wuxuu yiri dalabkana lacagtiisa ha layga yaryareeyo dhorhamiin musharkayga marba kis halaga jaro weytar kaluu ugu sodhibay dalabkii wuxukuyiri kursigaas ugay,

waxii xisaabaad ahna aniga halayga goyo, kabalyerigii kalaa soqaday waxuu keena miiskii 12aad,odaygii wuxuu yiri waw waad qaldantaha anaga madalbanin waxa lagayaabaa inaad miiskale nagu qalkayso,

wuxuu yiri maya maya qaladmaaha kutala galwaaye, ee carsheeya wuxu yiri laakiin dalabkeena maaha,asuuyri  mayee masuliyadiina maaha ee cuna,

 markii lasoo dhigay bay gabadhii waxay tiri xaaji shaahbaan dalbanay laakiin waxaa noola keenay dalabke balkawaran hadhow hadii nala qabsado oo nalayiraahdo lacagta bixiya inteenkakaynaynaa,

markasuu kuyiri waan usheegnay anaga inaanan dalbanin weyna ku adkaysteen waana cunaynaa, cashadii ayay dhamayteen kasherkii ayuu utagay intii yared uu haayay ayuu borso yaroo lacagta lagurito kasoobixiyay, 

markaasuu yiri inta aan shaaha ugu talagalnay oon haysano waa intaan waadna mahadsantihiin,

ninkii googay meesha kasharka ayaa waxuu kuyi kabalyeri axmed ayaa damanad qaaday lacagtiina wad mahadsantihiin sodhawada wax lacaga leynkamadonayo,

odaygi wuxuyiri wayaha.

Hamiinkalay usoolaabteen ayagoo wadasocda waxayiraahdeen weyter axmed aaway, waxaa leyri waakan odaygii wuu iskuduubay labtuu galiyay waxuu kuyiri wad mahadsantahay xalay waxaad nagabixisay casho ood waliba musharkada yaro bilahaa aadtiri dhorhamin halagajaro wanakaaga madcilinaynaa,

hadana waxaan kuuwadnaa hadiyad lacag farabadan waxuu yiri anigu waxaan ahay ninganacsade ah oo taajira marka sanadwalba lacagta sakada ah ee naguwaajibta ayaansiinaa qofka mudayta,

imtixanaan ayan qadnaa qofkii imtixankas kuguulaysto ayaan siinaa,waxaana kafiirinaa qofkaas inuu yaha qof dadkake saacidayo inuuyahay iyo naftiisa oo qayrka dadka lajecel marka maadaama adiga xalay aad imtixankii kuguulaysatay ood sheekadayda maqlaysay markii aanlahaa gabadhayda ma iibsan karno cashadaan,

oodna kasoo jawaabtay,

Lacagtaan farabadan qaado, axmed layaa bay kunotay qarki yaraa iyo saacidaadii uu samayay ayuu amalmarintisa dunida kuhelay,

Shekadenaan xikmada kujirto waxaa weeyaan waxyaro qayroo samayso ayaad adun iyo aaqiro kuhelaysaa.nabadiino




Post a Comment

0 Comments