Sidee dadka looga amaan helikaraa?
maamu axmed ibnul xabal ayaa laweydiiya sideen dadka loo amaan helikaraa, waxa uu kuwar ciliyay sii ayaga oo haka qaadan, ayagu haku dhibaano oo adigu waxba ha ugaysan,howlahoda laqabo oo adigu hakucadaadin inay kuwada kula qabtaan.
imamu axmed: waxu yidhi,waxaa waxlaga xumaado ah in aanu maanta dadka karaadinanin inay wax nalaqabtaan ee aan taa bedelked karaadinayno, kaliya inaan kanad galno uun, in aynu helno xuquuqdeena uguyar, yacnii inay faraha kaalabaxaan oo aad kanad hesho.
noloshaada ayay kunoolyihiin inkabadan inta aad adigu kunooshahay, waxa ayba ilaawsanyihin in meesha ugumudan ee afkooda kuhaboon inaytahay wajigoodaas uu ilaahay ugutalagalay ee aanay eheen nolosheena ay afka lasoo galayaan, shekadan imaamu axmed ibun axmed weydhertaha lakin intan ayan kusogabsanaynaa asbuucaan.
Hasugin inta lagula xisaabtamayo ee isxisabi adigu.
Hada kahorbaa wiil yari waxa uu galay suber marketka lacag yaruu haayay ayuu siiyay ninkii suber marketka jooga waxuu yiri walalow lacagtaan qaado teleefonkas aan rabaa inaan wacdee lacagtii yuu kaqaatay wiilkii.
wiilkiina wuu dhaqaaqay waxa uusoo jiitay gasac yaroo gasacyada caano boorada, wuuw ku istaagay sitale foonka uu ugaaro, erayii ugu horeeye ee uu yiri waxay ehed marwo waan kusalaamay waxaan ahay shaqo doon waxana rabaa inaan kuushaqeeyo.
waxay kutiri waad mahadsantaha waxan haystaa cunugyaro ee shaqaya wiilki marakaluu kuciyay wiilkaas kuushaqayyo lacagtiisa kalabar ayaan kaacafinayaa ee shaqada.
isii waxa aykutiri waad mahadsantahay, waxa uu hadana kuyiri wiilkii beertada ayaan kuu nadiifinayaa oona cawska kaga gurayaa ee sidaas fursada igusii.
mamadii sidokale waxa ugujawabtay maya wadmahadsantaha taleefankuu isisaaray intaas kadib waxaasheeda kal socdo ninkii suber marketka iskalahaa.
markaasuu yiri anaa fursad shaqo kusiinaya wiilkii waxa uu yiri maya fursad shaqo uma baahni waxuu yiri wayo shaqo ayaad raadinaysay hadana markaan kuusoobandhiga waad diiday ee maxaa dhacay.
waxuuu yiri wiilkii maamada aan wacay qofka aykudhagantahay oo ayleedaha qof iishaqeyo waan haystaa umana ubaahni qofkale waa isla aniga, waxuu yidhi hadaad tahay wiilka maamada ushaqeeyo oo ayruntahay maxaad inta meelkale tagto oo aad wacdo aad isagadhigee qofkale.
waxa uuyiri labo shay ayaan xaqiijinayay arinka kowaad waxan ogaanayay mamadan shaqada aan ugaqabano beerta inay kuqanacsantahay, oo aysan raadinaynin qof iigafiican aniga waxaana ogaaday maamada inay aad iiguqanacsantahay.
arinka labaad waxa uu yiri aniga nafsadeydu waxaan ogaanayay inaan shaqada aan hayo si dhaba ugutay, marka labadaas imtixaan ayaan anigu nafsadayda galiyay si aan u,ogaado qofka aan ushaqaynayo inuu qanacsanyha shaqada aan qabanayana aytahay shaqo dhamaystiran, labadaas ayaan ugutalagalay.
xigmada sheekadaan kujirto mida kowaad waxa weeyaan, xadiiskii uu nabigu yidhi (calayhi salaam) hadii aad shaqo qabanaysaan u qabta si baraxtiran hagar la,aan ah qiyaamo la,aan ah oo lilaahi ah hana xaqiijiyo.
xikmada labaad ee kujirta shekadan iyana waxa waa intaan laku qaymeyn ee aanan sugin qaymeyn kaaga imaanaysa suber fayserka, ama
maamulahaada, ama wasiirkaada, agaasimahaada, ama madax weynaha, inaad adigu isweydiisoo tiraahdo warheedhe shaqada aan qabanayo matahay shaqo dhamaystiran, ugudambayn, marwalboo waxa aad qabanaysid aad sidaacada uqabatit waa marwalboo lagusii aamino guulna aadna nolosha kagaartit, mahadsanidiin.
yaa sababo carurtu inay damin noqdaan.
markaasey tiri istaag suaashaas sheeg inta aan jawaab lagaarin ayaa aradaydii dhamaan weykuda qosleen macalimadii waxaytiri maxaa dhacay,
afar arday oo mida ardayda ayaa yidhi macalin kan waxba lama,weydiiyo waa damiin macalimiinta dhami wey ogyihiin.
marka haysku luggoynin, waxay tiri waad mahadsan tihiin xiisadaynii halkaan hanoogu ekaato ardaygaas ha iiharo intiinakale waad bixikartaan wiilki markii ardaydii baxeen macalimadii sabuurada ayay waxa ay,uguqortay dhowr tudac oo gabay ah waxa aynatiri qor, hadana xifdi wey xifdisiisay, kuceli wuuw kuceliyay.
wekadhagaysatay, waxa aytiri iska bax barina cashirkaan ayaan qada naynaa, cidna halawadaagin kuna sii cel celi adraygii sidii ayuu sameeyay malinkii dambo markii xisadii lasogaray ayay macalimadii tiri haye maanta waxaan qaadanaynaa gabay sabuurada ayay kuqortay.
sidhaqsiya ayay uqoren ardaydii cashirkii markaasay tiri yaa kabaxaya maanta cashirka oo amaalmarin kugulaysanaa qof hadlaa laga waaya ardaydii markii lagareebo ardaygii, shalay ladhahaaya waa damiin oo waxba kamajawaabikaro laguna qoslayay ardaygii wuu istaagay waxa uuyidhi macalin ani ayaa kabaxaya cashirka aqri wuu aqriyay maka bixikartaa haa kabax,
haloo sacbiyo ayay tiri sidii ayaa loogu sacbiyay amaalmarinta maalintaas waalasiiyay, ardaygaas maalintaas ayaa ugu dambaysay in ladhaho damiin baatahay waxna mataqaanid, waxba mafahmaysid,
maxay tahay ujeeka aan usooqaatay qisadaan waxan usoqatay inwalidiin tayna qaar kood ay,ilmaha yarkaa ayku qayliyaan oo ay,dhahaan tusaale:
waryaaa maxaad waxaas usamaynee geed,yahow dabaalkaa iyo maad cashirka iska aqrisid damiinyahow, ma,ogo waalidiintu inay ayagu sameeyaa damiinada iyo dabaalada.
caruurta waa la niyad jabiyaa taas ayaan ubaahanahay in fariintaan ay,wacyi galin unoqoto, oo anan sosarin doqomo ama dagalyahano taso dhawac wayn no,gaysatay kuwii lagu sokoriyay iskadhicida waana,kuwa maanta, dalkeena wajigaas uyeelay.
waxaan ubahanahay bulsho tarbiyadooda ay,guryaha kasoo bilaabato, oo sooasaaro hogaamiyayaal iyo dadkii dalkaan hogaamilahaa,
waxan filayaa inaad dhuuxden micnaha sheekada nabadiino.
0 Comments